7th February 2025 admin Category :
Guddiga uu madaxweyne Gaas magcaabay Suldaan Siciid , iyo Suldaan Maxamed Shir guud oo reer Maakhir ah ha iclaamiyeen.
Guddiga uu magcaabay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, ee uu gudoomiyaha uga dhigay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ee loo igmaday sidii xal degdeg ah uga gaari lahaayeen dhacdadii naxdinta lahayd ee lagu dilay Allah ha u naxariistee Suldaan Xasan Cali Jibriil.