20th January 2022  admin  Category :

Farxiya Fiska iyo Faysal Cali Waraabe oo Hargaysa ku soo dhoweeyey Qalbi dhagax

C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka belaha Isaaq ku midaysan yihiin  ee xooga ku haysta Laascaanood

Qalbi Dhagax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cigaal ku soo dhoweeyay Fanaanada Farxiya Fiska iyo Faysal Cali Waraabe

Sawirro la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujiyay dad kooban oo banaanka Garoonka diyaaradaha ku sugnaa oo watay Calanka ONLF.

Fudaydka siyasadeed oo  noocan oo kale ah  ayaa dib u dhigay inay Somali galbeed noqoto dal xor ah  oo la jaan qaada Afrika inteeda kale

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*