27th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah qoyska reer Ala Sacuud ayaa 80 Gorgor Tikit diyaaradeed u gooyey

Mid ka mid ah Qoyska reer Ala sacuud ee ka taliya dalka Sacuudi careebiya,  ayaa 80 Gor gor oo uu lahaa wuxuu u gooyey tikidh Diyaaradeed . Waxayna  Shimbirahaasi fariistee qaybta Diyaaradda ee loo yaqaan  first class ee lacagta badan lagu goosto.

Qoysaska lacagta badan haysta ee ka taliya dalalka  Khaliijka ayaa waxay leeyihiin Gorgoro ay ku ugaarsadaan. Shimbirahan ayaa waxay leeyihiin Baasabooro marka y dalka dibadiisa u dhoofayaan

https://youtu.be/LdiKAt4dHd8

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*