26th July 2024  admin  Category :

Shil gaari ayaa ka dhacay laamiga dheer gaar ahaana meel u dhow deegaanka Sheerbi, waxaana ku dhintay dad gaaraya afar qof; shilkan meesha uu ka dhacay waxaa ka dhacay hada ka hor mid la mid ah oo ay ku dhinteen dad tiradooda gaareeysa todobo qof.

Arrimaha noocan ah ayaa ah kuwo soo noq noqday, balse waxeey aheed in Maamulka Puntland gaar ahaan wasaarada qaabilsan arrimahan ineey wax ka qabto; meeshaas goolada ah ayaa u baahan in lagu xirro callaamado kuwaas oo tusinaya darwaladda in meeshaas ay tahay meel qatar ah oo ay tahay ineey ku maraan si taxadar leh.

https://youtu.be/SYnJ9xNnxy4

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*