27th July 2024  admin  Category :

Maamulka Galmudug iyo shacabkooda ayaa la soo baxay ayaamahan sheegasho ah ineey iyagu leeyihiin Burtinte oo ka tirsan gobolka Nugaal. Waa Puntland oo tiraahda illaa iyo Dhuusamareeb anagaa iska leh. Waxaa xaqiiq ah in Maamulka Galmudug uu maamuli kari la yahay dhulka ay xaqa u lahaayeen oo aheed ineey maamulaan kaas oo ah hal gobo iyo bar. Hadaba fadlan dhaqeeyso doodan ku aadan arrimaha dagaalka Gaalkacyo iyo cidda asalkeeda leh.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*