26th July 2024  admin  Category :

Shiicaddii nabad diid ahayd ee Khumaini ka amar qaadan jirtay ayaa maanta u dhaaranaysa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Hargaysa iyo Berbera

Shiicada Xuutiyiinta ee nabad diidka ah ee dalka  Yamen ayaa soo diray hanjabaad ku aadan saldhiga imaaratku ka dhistay Magaalada Berbera. Waxay tagaan yihiin gantaaladeenu waa soo gaarayaan Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*