
23rd February 2025 admin Category :
Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane oo khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay dadkii shacabka iyo masuuliyiinta isugu jiray ee argagixisadu ku leysay Beledweyne ayaa umadda Soomaaliyeed ku baraarujiyey inay iska qabato kuwa arxanka daran ee dhiigooda baneystay.