26th July 2024  admin  Category :

Sheekh Shariif “Waxaa ka digeynaa muddo kordhin sharci darro ah

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay isku day kasta oo muddo kordhin sharci darro ah, maasaama uu waqtigii ka dhacay Madaxweynaha, goloyaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe.

Sheekh Shariif ayaa nasiib darro ku tilmaamay in iyadoo ay ku beegan tahay munaasabadda Ciidanka Xoogga Dalka ee 12 April in madaxtooyadu isku daydo in ay ku boobto awoodda ciidanka muddo kordhin aan sharci ahayn, taasoo keeneysa in dib loogu laabto dariiqii xumaa ee laga yimid.


One thought on “Sheekh Shariif “Waxaa ka digeynaa muddo kordhin sharci darro ah”

  1. Jirac

    War ileen adaa yaab arkay “BAARLAMAAN WAQTIGIISII DHACAY IYO MUNAASABADA 12KA APRIL” Farmajo is sick waa la akhrin karaa damaciisa siduu u fekerayo sadex wax yaalood buu ina tusayaa. 1. Inuu ciidan adeegsan karo isagoo ku soo aadiyey munaasabada 12ka April waa wadadii Somalia ?? halkaas dhigtay WAA QALDANYAHAY. 2. Systeem ka Somali ku hishiisay a build butom up inuu bur burin karo oo waxaad arkaysaa hadaad u fiirsato GUUL WADEYN BARAHA BULSHADA DAD ISTICMALAYA FADARADA FEDERAL KA OO LOCATION KOODA HADAAD EEGTO IS VILLA SOMALIA ?? SOROUNDING WIFIHOTSPOTS HORMUUD COMUNICATION NETWERK.3. Inuu dad gooni ah challenge kula jidho bal idinku u fiirsada dhaqan kiisa marka aan iraahdo Farmajo wuu seexday markuu soo toosana music loo daaray waa xaqiiqa weeye oo waa FISH ? WITHOUT WATER rafanayaa oo waabaa ku baryey hadaad u firrsato habdhaqan kiisii siyaasadeed intaan xilku ka dhamaan “MARKAY SNM PROPOGANDA DADA KU FUREEN OSMAIL OMAR GUILEH OO UU ISKUGU YEERAY DJIBOUTI ?? ISAGOO U HIILINAYA SNM BAL INAY PRAPOGANDA DA KA DAAYAAN FARMAJO WUU RAALI GALIYEY SNM MANA SOO QAADIN XASUUQII SSDF LOOGU GEYSTAY DEEGAANADA NUGAAL, MUDUG IYO PARTS OF SOOL REGION EE HALABJA OF SOMALIA ?? EE 1019 people poisoned ? ceelashii biyaha simply waxaa ku filneyd inuu yiraah iyo dadka gobaladaas dega ee regime kii military gu sumeeyey taasi waxay ku tusineysaa oo loo fahmay haduu regime kii siyad bare ahaa Daarood MAREEXAAN Waxaan raali galinayaa beesha SNM kaliya bal yaabkan eega. Isaga waxay ka tahay dirir nimankaas Daarood ka isla tihiin ee aad kursiga ugu fadhadid bal idinku waalidaan eega wuxuu galay SIRIQ SIYAASADEED TII UGU LIIDATAY markuu dib ugu noqday wax laga soo gudbay sida WALAALAHA GALGADUUD OO KALE Dagaal iyo cunuqabateyn buu ku qaaday jubaland, wuxuu sameystay GAREENO si uu u damage gareeyo system ka federal ka isagoo Sharif sakiin meesha ka saaray baarlamaan kiina jawaari meesha ka saaray oo midkaan isna GAREEN kale ah meesha saartay QOOR QOOR oo agaasime dawladiisa ka ahaana dusha kaga keenay AHLU SUNA iyo Maamulkii GALMUDUG ee dadkaas loo sameeyey si dalku u xasilo iyadoo la wada ogyahay wixii halkaas ka dhacay madax dii somaliyeed ee wada tashan jidhay ee isku jihada aheyd meesha ka saaray ANI KALI AH raisul wasaare fariid ah faaan iyo been badan dalkii oga seexday. CIDINA ma necbi ABSAME DAAROOD lakiin Farmajo habdhaqan kiisa waa mid aad liita walaahi waxay igu noqotay layaab in 2020-2021 30 years after siyaad bare Cali samatar regime inaan wali dad anaga ah aan fahamsaneyn wixii la soo maray oo wali ku fekeraya in kursiga u adeegsadaan XIN HOOSE IYO XIFALTAN DAAROOD DHEXDIISA AH waa wax lala yaabo runtii hadaad u fiirsato habdhaqan kiisa iyo siduu u fekerin unbelievable. ANIGU WAXAAN IS DHAHAYEY HAWIYE AYAA MARLABAAD DAWLADNIMADA SOMALIYEED GOD KU RIDIN SIDII 1991 WAXAY UGU YEEREEN DIBIRGOYNTA DAAROOD XASUUQII MOGADISHU 2.7 million people died another million guryaha lagu dhex aasay more than 5 million people refugees in neighboring Kenya ?? Ethiopia ?? oo Somali cid kasta leh MAGAALADII MOGADISHU LA DIIRTAY MAANTA XAAFAD DHAN LOO YAQAAN LAFO DAAROOD. Dadkanaga puntland wax yaalaha iga yaabiya ayey ka mid tahay markaan dib u jaleeco 1991 waxa Daarood ku dhacay Rwanda ?? ka dhacay ee Hutu and Tutsi ka dhex dhacay . Farmajo xiligaas Buffalo New York buu joogay xiligaas dowlad nimadii somaliyeed lagu gowracay magaca Dibirgoynta Daarood ee dadka intaas le’eg la xasuuqay lana bara kiciyey habqankii lagu degay BOSSASO, GAROWE, LAS’ANOD, LASQOREY, BADHAN, BUUHODLE, iyo marka laga reebo GALKACYO OO IYADANA XASUUQ KA DHACAY 513 people died slaughtered while they were at sleep in Galka’o city ? waa XAQIIQA weeye waxaana geystay CAYDID iyo CABDI QAYBDIID xitaa Kismayo CABDI QAYBDIID wuu ka qayb qaatay in video baan ka daawaday waliba isagoo ku hadaaqin ALAAHU AKBAR DIBIRGOYNTA DAAROOD WAY SOCONIN. Intaas la’ina lagama sii harin 1993 markii la damcay in la dhiso PUNTLAND oo lagu balamay in QARDHO la’iskugu tago oo qorshihii iyo isdifaacidii socdo ayaa BURCO Hawiye iyo SNM ama beesha Isaaq iskugu tageen iyakoo soo abaabulay HASSAN DAAHIR AWEYS isagoo hubeysan soo dhex istaajiyeen BOSSASO oo wax ma garato qalday waxaa la’ii xaqiijiyey in ninka HASSAN DHAHEEYE layiraah inuu ku jiray oo ka qayb qaatay DAGAAL KII SALIID bal eega dhibka loo soo maray in PUNTLAND dhisanto bal eega si fiican u eega AABASHII AMA MUFAKARINTII PUNTLAND dhibka iyo rafaadka ay u soo mareen dhisida DHISIDA DIWLADA PUNTLAND jubaland iyo mowduuc gooni ah Sidaas oo ay tahay oo XASUUQI dhan kasta ah dhacay ayaa wali shaatiga shaydaan ka loo gashanayaa dadka iyo deegaanada Daarood khaasatan PUNTLAND markuu Hassan Daahir aweys hadlo Hassan dhaheeye na waa hadlaa bal u fiirsada sida xitaa diinteena suuban shaatiga qabiilka loogu gashanayo taasi waa midaan u isticmaalo shaatiga shaydaan ka. Wax yaalaha la yaabka leh waxaa weeye 86 weerer ayey beesha SNM ku soo qaadeen PUNTLAND dadna laayeen, dadna bara kiciyeen maanta waa 2021 30 years baa ka soo wareegtay 1991 kii loogu walqalay dibirgoynta Daarood dhacdadii u danbeysay waxay aheyd Genoside kii SHIDAN WE WILL NEVER EVER FORGET SHIDAN GENOCIDE EVER. It’s time to prevent these kind of atrocities ever happens again in puntland commited by SNM. dadkanaga la bad baadin lahaa. Waxaas oo dhib ah Puntland kama go’in Somali dhabarkana Umay jeedin GODKII DOWLAD NIMADII SOMALIA ?? KU DHACDAY NA WAY KA SOO SAARTAY maanta looma baahna nin jecleysi waynu u wada jeednaa suu oga xunbuq xunbuq siiyey odayada pubtland iyo jubaland dhibse ma leh Somalia ?? bay u shaqeeyeen Mogadishu wali u joogaan inay meel ku hubsadaan masiirka umada somaliyeed maadaama Farmajo kursiga ugu fadhiyo Daarood waajib kooda waa iney gutaan taarikhdu iyadaa isqorta and it’s time to fight back BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*