18th April 2024  admin  Category :

Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday ayaa berri oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta golaha shacabka .

Mudanayaasha ayaa loogu baaqay in ay soo xaadiraan kulanka oo looga Hadlayo Mooshin ka dhan ah Doorashada oo horyaallon Baarlamaanka.

Xildhibaanada ayaa caawa loo diray fariin ku aaddan kulanka Berri iyadoo loogu baaqay in 9:00Am ay soo xaadiraan Hoolka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*