27th April 2024  admin  Category :

Hay’adda UNDP ayaa ka dhisaysa degmada Badhan xurun labaad oo ay yeelanayaan baarlamaanka Puntland, sidaa waxaa yiri xubin ka mid ah SNMta kaas oo kalla garan waayey farqiga u dhaxeeya Berbera iyo Badhan, Daarood iyo Isaaq, Gooni goosadka iyo midnimo doonka. Hadaba, su’aasha meesha taal waxa ay tahay, goorma aayaa maamulka Hargeeysa siyaasiyiintooda ay joojin doonaan sheegashada guri aysan ka tallin, awoodna ay ku qabsadaana aysan jirin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*