26th July 2024  admin  Category :

Ilhaan Cumar ayaa ku gulleeystay doorashadii Kongreeska loogu tartamayey ee ka dhacday degmada shanaad ee gobolka Minnesota, waxaana kursiga kulla tartamayey haweeneey ka socotay xisbiga Jamuuriga . Doorashada ka dhacday dalka Mareeykanka ayaa aheed mid si aad ah caalamka oo dhan isha loogu hayey.

Hadaba, Rashida Tlaib oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Falastiin iyo Ilhaan Cumar waa haweenkii ugu horeeyay ee Muslim ah ee ka mid noqda Kongreeska Mareeykanka.

https://youtu.be/iXytHMSgwiw

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*