26th April 2024  admin  Category :

Xafiiska shaqo gaynya dhalinyarada beesha Isaaq oo Muqdisho laga furaay

Waxa toddobaadkan aynu ku jirno si rasmiya loo hawl-geliyay Xafiis si gaara ugu furran dhalinyaradda beelaha Dirta Waqooyi ee sida is daba-jooga ugu sii qulqullaaya Caasimadda Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Hindisaha iyo qorshaha Xafiiskan dhalinyaradda beelaha Dirta Waqooyi looga furay magaalada Muqdisho waxa iska lahaa Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Xafiiskani waxa uu toddobaadkan aynu ku jirno uu bilaabay diiwaan-gelinta dhalinyaradda beelaha Dirta waqooyi ee ku suggan magaaladda Muqdisho, waxaannay safaf dhaadheer ugu jiraan siddii loo diwaan-gelin lahaa, isla markaanna fursaddaha shaqo ee jira ay uga faa’iiddaysan lahaayeen.
Si kastaba ha ahaatee, Dhalinyaradda Dirta Koonfureed ee ku sugan Caasimadda Muqdisho, waxa lagu qiyaasaa ilaa 40% (Boqolkiiba Afartan), waxaanna jirta oo wali socota oo maalinkasta iska daba imannaaya dhalinyaradda beelahaas ee ku sii jeedda magaaladda Muqdisho ee xarunta dawladda fedderaalka Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho waxa ku sugan dhalinyaro badan oo ka soo jeeda beesha Jareer weyn oo ku shaqp l’a oo aan cidna ka lahayn , sababtoo ah ma laha sida Dirta 60 Xildhibaan oo madaxweyne Farmaajo doonayo inay u codeeyaan doorashada soo socota

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*