26th July 2024  admin  Category :

Wasiir ku xigeenka dhallinyarada oo sheegay sababta Khadiijo Diiriye u doonayso in Farmaajo waqtigiisa loo kordhiyo inay tahay Boobka hantida Qaranka

asiirk ku-xigeenka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Axmed Cumar Islow oo goor-dhow ka hadlay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradda aysan waxba u qaban shacabka, ayna la degtay wasiir Khadiija Maxamed Diiriye.

Axmed Cumar Islow ayaa wasiirka wasaaradda Khadiija Maxamed Diiriye ay caqabad ku noqotay in lagu hormariyo cayaaraha dhallinyarada, oo aysan jirin wax waxtar leh oo dhallinyarada dalka loo qabtay, taasi oo sababteeda uu ku sheegay inay tahay wasiirka.

https://allsanaag.com/shan-sano-nooga-dara/

https://allsanaag.com/wasiirad-soomaaliyeed-oo-aqal-gashay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*