1st May 2024  admin  Category :

Shaqadii Laami saarka wadada Garowe iyo Gaalkacyo ayaa waxay u socotaa si habsami.

Waxay hadda shirkadda Isxilqaan ay ku wadaa Laami saarka 40km oo ah Xarfo iyo Burtinle, waxaana qiyaaatii maalintii la dhigaa Laamiga ilaa Shan boqol mitir.

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in sadexdii maalmood ee u dambaysay wadada Laami la saaray 1.5km, taas oo u dhiganta inay wadadu ku soo gabgaboobayso muda 80 maalmood ah, waa haddii lagu wado sida hada ay ku socoto.

Wadadan ayaa ah Halbowlaha guud ahaan Soomaaliya, waxaana uu dhismaheedu qayb wayn ka qaadanayaa kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Daawo sawirrada

5

5a

6

7

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*