29th March 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah shaqaale Diyaaradeed kuwooda  Boorsooyinka Saara qaybta xamuulka , ayaa isaga oo Khamri ka soo dhergay wuxuu ku dhex seexday halkii uu Boorsooyinka dhigayey ee qaybta xamuulka Diyaaradda

Diyaaradan ayaa waxay  ka tagtay  magaalaada Kansas ee Maraykanka  waxayna ku sii jeeday  magaalada Chicago.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*