3rd February 2025 admin Category :
Shacabka Muqdisho ayaa fikrado kalla duggan ka bixiyey ansixintii baarlamaanka ay ku ansixiyeen in qof ajnabi ah uu qaban karro baanka dhexe, meesha markii horre ay ka aheed in baanka dhexe uu qaban karro oo kalliya qof Soomaali ah.
Allsanaag.com