14th August 2022  admin  Category :

Khadar Faroole, oo wada Kaluiumaystayaal Chinese ah ayaa soo gaaray caasimadda Puntland ee Garowe. Qoyska reer Faroole ayaa gabanayey dhowrkii sano ee madaxweyne Gaas dalka hogaaminayey. Waa Qoys lacagta aad u jecel oo meel walba ka raadiya

Khadar Faroole waa ninka Filka wata oo timaha weyn oo xafiiska sii gelaya. Weli golhii wasiirada lama magcaabin, Caruurtii Faroolena howshoodii ayeey bilaabeen inay Qabraasyada bixiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*