14th July 2026  admin  Category :

Saynab Maxamed oo u tartamaysa Aqalka sare degmada 63aad ee Koonfurta Minneapolis! ayaa mar kale magaca xisbigeeda ku tartamaysaa. Bahda Allasanaag hanbalyo ayaan leenahay marka hore iyo guul.

54233

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*