19th May 2024  admin  Category :

SayidAxmed Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal BFS Ku Matala Jubbaland

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta kulan kula qaatay Muqdisho , Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubbaland.

Kulankan oo ahaa Qado sharaf uu Madaxweynahu u sameeyay Xildhibaanada, ayaa lagaga hadlayay Xaalada dalka, iyadoo sidoo kale Madaxweynaha uu Xildhibaanada uga warbixiyay Xaalada Jubbaland.

Xildhibaanada ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay sida uu wakhtigiisa ugu huray in xal laga gaaro jihada ay Soomaaliya uga gudbayso wakhtigan adag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*