23rd October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend oo booqasho ku yimid Jubaland.

Sayidka oo Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee AFRICOM

Kulanka waxaa lagaga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa ladagaalanka Argagixisada iyo sidii maraykanku uu door muuqda uga qaadan lahaa in la wiiqo Argagixisada halista ku ah shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*