29th March 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Jabuuti

Ra’iisul Wasaare Rooble & wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil,Wasiirro & mas’uuliyiin kale. RW Rooble ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*