29th January 2023  admin  Category :

Yaa ka mid ahaa Wafdigii la socday Rooble ee maanta la kulmay Muuse Biixi oo gacmaha dhiig ku leh?

Inta badan siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya ama beesha Hawiye ayaa gacan qaadka Jabhadda SNM waxay uga fudud yihiin inay gacan qaadaan hogaamiyaasha SNM ee doonaya inay Soomaaliya kala gooyaan.

Sheekh Shariif, Xasan sheekh, Khayre iyo Rooble iyo wasiiraddooda arimha gudaha oo intood badnayd ka soo jeeda beeshooda mid ka mid ah ma booqan gobolada Sool iyo Sanaag hase ahaatee intuba si farxad leh ayeey waxay u gacan qaadeen dagaal oogayaal iyo Gacmo ku dhiiglayaasha SNM.

Hadaba maanta yaa ku weheliya safarka Rooble uu ku doonyo inuu dhunkado gacanta dhiig leh ee Biixi?

Wafdiga Rooble ku weheliya safarka Jabuuti waxa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda Cabdirixmaan Ducaale Beyle ka soo jeeda beesha Gudabiirsay , Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ka soo jeeda beesha Hawiye, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ka soo jeeda beesha Tumaal iyo asiiru-dowlaha Gaashaandhigga Mudane Maxamed Cali Xagaa ka soo jeeda beesha Dir, Ciise.

1 thought on “Irir samaale oo mar kale kulmay

  1. Jirac

    Raisul Wasaare ROOBLE waa nin ehlu DIIN ah HABAR GIDIR na maanta reality ga way ogyihiin siday SNM u adeegsatay dalkana ugu burburiyeen maanta wax macno ah sameynmeyso IRIRSM REALITY WILL COME SOON HORAA LOO YIRI “SIRMAQABE SAAB BAA BIYO U CELSHA”. DHAGARTA AAD DADKAAGA U DHIGTO WAY KUGU SOO NOQON WHAT GOES AROUND COMES AROUND. Maanta DJIBOUTI ?? is loosing her’s why ODAY OSMAIL OMAR IYO CAGJAR XAASAKOODU WAA BEESHA ISAAQ EMARATES MARKII DJIBOUTI LAGA ERYEY WAXAY U WAREEGTAY BERBERA SI AY DJIBOUTI UGULA CHALLENGE GAREYSO ITS A FACT CAGJARNA WAYNU WADA ARKEYNEY OGSOONAADA XITAA WAXAA KA QAYB GASHAY EDNA AADAAN HOOSAASINTA CAGJAR WAANA IS DHIIBAY ALHAMDU LILAAHI OGAADEEN INAYYAN U QABAN NAGSIGA AY KA GALEEN AAD BAAN U SOO DHAWEYNAYAA WAAYO SOMALI DHAN WAXAY KU BILAABATAY QAXOOTIGII OGAADEEN EE SIDA BA’AN AY ULA DIRIREEN INAY HARGEYSA KU NOOLAADAAN AAD BAAN UGU FARAHSANAHAY INAYYAN HORUMARKA KALA SHAQEEYAAN EE AY ISKA ILOOBAAN DHIBKII IYO SHIDADII AY U GEYSTEEN. Hadaan u soo noqdo Djibouti ?? CIIDAMADA AMASOM EE SOMALIA ?? JOOGA LACAGTA LA SIIYO WAXAA BAXIYA EUROPEAN UNION ?? IYO UNITED STATES ?? $700 MILLION DOLLARS ? A YEAR MANDATE KOODII WAA DHAMAADAY 2022 it’s all over American ku military base bay Kenya ?? ka dhisteen waayo waxaa Djibouti ag degan China ?? mashruucii Somalia ?? is over xitaa hadii madaxweyne Hawiye ah la doorto ma dhacayso ASKAR IYO POLICE XITAA LAGU SOO TOBARO DJIBOUTI ?? SIDII XILIGII SHEIKH SHARIF EE LACAGAHA JAPAN ?? IYO NORWAY ?? BIXIYEEN EE POLICE KA SOMALIA ?? INAY HELAAN TOBABAR KA BACDINA AY ULA CARAREEN DJIBOUTI ?? IYADOO QORSHAHU AHAA CARMO IN PUNTLAND IN LAGU TOBABARO POLICE KA SOMALIYEED WAXAAS OO MUSUQ AH IYO HAGARDAAMO IS ALL OVER ALHAMDU LILAAHI RABIL CAALAMIIN. MARKA HADAAN U SOO NOQDO ROOBLE WUU KA DUWANYAHAY WAA NIN EHLU DIIN AH CIDNANA AAN DULMINEYN SOMALIDA SWEDEN ?? DEGAN SI FIICAN BAY IIGU AMAANEEN WAANA NIN DADKA KALA YAQAAN SIDA LA’II XAQIIJIYEY HADA WAA INUU GARTAA SHAQADIISA INEY CULUSTAHAY NIMAN KAAS KALEETO SIDA BAYLE THE MOST CORRUPTED FINANCE MINISTER IN SOMALIA’S HISTORY AT LEAST $140 MILLION DOLLARS WAA LA HUBAA INUU DHUNSADAY MARKA WAXAY NU SUGEYNAA MARKA UU DHAMAADO XILKAN TOLOW MA DHISI DOONAA DEKEDA SAYLAC, AIRPORT BORAMA IYO WADADA ISKU XIDHA DJIBOUTI ?? IYO BORAMA HADUU LACAGTAAS GELIYO DHULKAAS SOMALIYEED CIILBA UMA QABNO ANIGA XAGEYGA WAA CAFIS 100% I LOVE BORAMA IN KASTOO AYAANTAAN WADAAD ARGAGIXASO AH OO LA YIRAAH HASSAN DHAHEEYE OO ISIR NACEYB BUUXSAMEY OO KU JIRAY ARGAGIXASADII BURCO LAGA SOO HUBEEYEY BOSSASO LA SOO DHEX ISTAAJIYEY EE DANBILAHA HABAR GIDIR HASSAN DAAHIR AWEYS HOGAAMINAYEY GAROWENA ARGAGIXIYEEN 1993 DANBIGAAS OO AAN WALI LAGA JADHIN AYUU MARKUU HASSAN DAAHIR AWEYS HADLO AYUU ISNA HADLAA SI MEESHII JILICSANEYD EE DHULKA DAAROOD DHIB IYO SHIDO LOOGA GEYSTO ALHAMDU LILAAHI HADAAN CIIDAN KA DARAAWIISHTA PUNTLAND JIRI LAHEYN WALI SHAATIGA SHAYDAAN KA BAY U GASHAN LAHAAYEEN MARKA HAMBALYO CIIDAN KA PUNTLAND WAXAANA LEEYAHAY BISMILLAHI RAHMANI RAHIM MIISHAAR TIME NO MORE SHAATIGA SHAYDAAN KA IN DIINTEENA IYO DADKANAGA LOO GASHTO.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*