29th March 2024  admin  Category :

Bashiir Goobe oo loo dalacsiiyay Darajadii ugu sareysay ee Ciidanimo

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Gen Bashiir Maxamed Jaamac ayaa loo dalacsiiyay darajadii ugu sareysay ee Ciidanimo oo ah Sareeye Guud, waxaa darajadan ugu sareysa ciidanka dalka horay u heystay Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ku geeriyooday dalka Mareykanka, horayna u soo qabtay xilalka Madaxweyne kuxigeen, Ra’iisul Wasaare, Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada. Bashiir Goobe inta uuna xilka  ka qaban maqaaxi ayuu ku haystay dalka Ingiriiska

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*