26th July 2024  admin  Category :

Saraakiil ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa  Caawa lagu dilay  magaalada Boosaaso

Labo Askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay weerar caawa lagu qaaday askar ku sugnayd maqaaxi ku taalla magaalada Boosaaso.
Allah ha u naxariistee Axmed Aadan Jaamac Looyaan oo lagu magcaabi jiray Soolo iyo Cabdisalaam Jaamac Siciid Bucurdo ayaa ku dhintay qarxaas
Askari kale ayaa dhaawac ka soo gaaray weerarkan oo koox hubaysani ay ku qaadeen askarta oo ku sugnayd maqaaxi ku taalla barxadda magaalada Boosaaso.
Aaskarigan dhaawaca ah Allah Caafimaad ha siiyee ayaa lagu

Kooxdii weerarka geystay ayaa goobta isaga baxsaday,waxaana ciidamada amnigu halkaasi ka sameeyeen hawlgallo Baaritaan ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*