18th April 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii SNM ee ku mushahaar qaadan jiray inay  Daarood ka difaacayaan Somaliland, oo saldhigoodu ahaa bariga gobolka Togdheer ayaa iyagii dagaalamay

Degaanka Ceeryaan ee bariga gobolka Togdheer  ayaa dagaal ka dhex maray  Beelaha Ba-sanbuur (Habar-jeclo) iyo Muuse ismaaciil ( Habar-yoonis).

Dagaalkaasi ayaa  sababay khasaare dhimasho oo ah sadex Ruux oo ka soo kala jeeda labada maleeshiyo Beelood.

Sidoo kale ayaa tirada dhaawacana lagu sheegay ilaa sideed qof.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*