27th July 2024  admin  Category :

Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland ayaa gobolka Sanaag keentay Idaacad laga dhegaysayo guud ahaan gobolka

Idaacadan ayaa la keenay waqtigii loo baahnaa, sababtoo ah bulshada oo baahan wacyi gelin, laga wacyi gelinayo, SNM, Alshbaab iyo Odayaal calooshood u shaqaystayaal ah oo ka soo jeeda degaanka oo bulshada marin habaabinaya, iyaga u gacan haadinaya maamulo kale

Bahda Allsanaag. waa soo dhowaynaysaa, la saqaynaynaa Warbaahinta cusub ee gobolku helay

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*