26th July 2024  admin  Category :

Maxaad ka ogtahay shirka Qaranimadii Soomaaliyeed la doonayo in loogu afduubto “adeerkiis ayaa na xasuuqay”?

Madaxweynaha Soomaaliyeed Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. ayaa shaqadiisii ugu badnayd waxay noqotay sidii u raali gelun lahaa beesha Isaaq oo leh Adeerkiis ayaa na xasuuqay.

Raali gelintan. la raali elinayo beesha Isaaq, ayaa keentay sadbursi siyaadaseed, dhaqaale iyo Safiiro ay ka helaan dawladda federaalka ee madaxweyne Farmaajo hogaaminayo . Raali gelintan ayaa keentay in dawladda Federaalki ay ka aamusaan dhibta ay SNM ku hayso gobolada Sanaag iyo Sool.

Raali gelinta adeeka xasuuqa gaystay oo aan Soomaali inteeda kale ogayn xasuuqan, ayaa hadda Farmaajo si sharci daro ah. xaaraan ah uu kula hadlayaa beesha Isaaq, isaga oo leh beelaha Harti idinkaa ka wakiil ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*