27th April 2024  admin  Category :

Deegaano badan oo hoos yimaada degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kamid ah meelaha ay roobakii Gu,ga ay ka da’een maanta.

Roobkan ayaa  waxa uu latagay  hal qof oo xoolo dhaqato ah, waxaan go’aan isku socodka gobolka iyo degmooyinka hoose yimaada.

Hadaba si aan u helo wararkii ugu dambeeyay ee gobolka Sanaag iyo roobabkii ka da,ay khasaarihii ay gaysteen waxaa Daljir uga waramay xildhibaan  hore Maxamed Cismaan Isqaloocshe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*