8th May 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah caadaqaatayaasha u shaqeeya maamulka SNMta oo lagu magacaabo Gureey Cismaan oo u warameyey Bulsho Tv ayaa sheegay in welli uu u shaqeeyo maamulka Hargeeysa, dhulka Warsangelina uu yahay dhul hoos taga maamulka SNMta.

Hadaba, waxaa loo baahan yahay in shaqsiyaadka la midka ah Gureey Cismaan aysan habbeen seexan deegaanka, waana in wax laga qabtaa, meelna looga soo wada jeestaa. Sidee ku dhacday inuu deegaanka ka soo tooso qof cadawga la safan? Ninkaan iyo kuwa la midka ah ee deegaanka ku suggan, wellina daacadda u ah beesha Isaaq waa in laga sifeeyaa deegaanka haddii kalle dadka been ayeey isku sheegayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*