27th May 2022  admin  Category :

Ma dhici doonto in Maangaab Maryo calal ah oo reero kale leeyihiin la dhex mari doona degmada Badhan sidaa waxa yidhi Wasiirka wasaaradda amniga dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo degmada Badhan ee gobolka Sanaag tababar uga furay 500 oo askari oo kamid ah ciidamada difaaca dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*