26th April 2024  admin  Category :

Shaqsiyaadka ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ee la jooga SNMta, ayaa ay tahay ineey ogaadaan ineeysan marna ka helleen waxa ay SNMta ka doonayaan. Cali Khaliif oo ka mid ah shaqsiyaadka heshiiska la galay SNMta ayaa welli u muuqda shaqsi aan ka quusan heshiiskii uu la galay, balse heshiiskaas waxaa mar hore qashinka ku daray Muuse Biixi. Hadaba, maxaa la gudboon shaqsiyaadka ag jooga SNMta ee mar hore loo quus gooyey? Soomaalidu waxeey horey u tiri, “Qofka aan quusan, isaga ayaa quus ah.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*