
30th November 2023 admin Category :
Faysal Cali Waraabe iyo maleeshiyaadka SNM ee beelaha Isaaq , ayaa maanta xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ku soo dhoweeyey Cali Khaliif Galayr oo sheegan jiray madaxweynaha Khaatumo. Maleeshiyaadka SNM AYAA markii danbe cALI KHALIIF u sii galbiyey gobolka Cayn