
20th May 2026 admin Category :
Sagaalka Xildhibaan ee Bulshada reer Maakhir ku meteli doona Baarlamaanka Puntland.
Bahda Allsanag waxay hambalyo u dirayaan dhamaan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee la doortay
Xildhibaan Cabdiraxmaan, Gaashaanbuur

Xildhibaan Cabdirashiid, Bah Majeerteen

Xildhibaan Dhooba Daareed, Bih Idoor

Xildhibaan Dhoore, Reer Saalax

Xildhibaan CabdiJamaal Dubeys, Cismaan Ugaaryahan

Xildhibaan Cawaale, Dubeys, reer Calli Gorey

Xildhibaan Dhahar, Warlabe

Xildhibaan Kuluc, Aadan Siciid

Xildhibaan Mahad Caaqil Siciid Xasan xaaji Yuusuf, Ina Waraabe Cade, Dubeys, reer Maxamed









