19th January 2022  admin  Category :

Nasra Bashiir waxay ka soo jeeda beesha Abgaal, waxayna ka shaqaysaa xafiiska Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kahayre oo  isugana ka soo jeeda beelaha Muqdisho. Maanta wuxuu gudoonsiiyey abaal marin ay reer Muqdisho hadda isa siiyaan oo aan macno badan lahayn oo laga bixiyo  xafiiska Raisulwasaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*