
11th June 2026 admin Category :
Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey Qaramada midoobey ayaa lagu oriyey
Arday ka qalin jabinaysay Kulliyada Colin Powell School ee magaalada New your ay qaylo iyo sawaxan kala hortagay safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey Qaramada midoobay Linda Thomas
Students from the Colin Powell School at City College of New York heckled Linda Thomas-Greenfield, the former US ambassador to the UN during the Biden administration, at their graduation ceremony on Thursday pic.twitter.com/75pvzvFXG9
— Middle East Eye (@MiddleEastEye) May 29, 2026







