
17th July 2026 admin Category :
Sidee ahayd soo dhowayntii Baydhabo iyo Riyaad ee madaxda Soomaaliya iyo Talyaaniga,

Ra’isulwasaaraha Talyaniga Meloni ayaa si degan maanta loogu soo dhoweeyey Boqortooyada Sacuudiga , halka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, isaguna ka degay gobol ka mid ah Soomaaliya,
Italy's Prime Minister Giorgia Meloni has arrived in Saudi Arabia today.#IsraelNoMore .#SaudiArabia #Qatar #dubai #Bahrain.#IRAN #TURKi pic.twitter.com/QSW3nfQA6d
— Raza. Ijaz (@raja_ijaz11) April 3, 2026







