9th June 2023  admin  Category :

Waa dhamaatay labaatankii sano ee uu Kursiga  Maxamuud Ugaadhyahan ku fadhiyey

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo kamid ah isimadda dhaqanka Beesha Dhulbahante ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Xildhibaanka Beesha Maxamuud Ugaadh yahan loogu magacaabay Xildhibaan Garyaqaan Maxamuud Nuur Muuse.

Kursigaan ayaa labaatankii  sano ee ugu dambeeyey ku fadhiyey Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad Maxamed oo isagu haatan lagu badalay xildhibaankan cusub sida ku cad nuqulkan hoose oo uu ku saxiixan yahay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

66kii Xildhibaan oo soo shaqo tegay

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*