26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka.

Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa xilkan u magacaabay Xamza Adan Xaadoow,

Xaadoow ayaa ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee Hawiye ee inta badan loo magcaabo xilalka dawladda federaalka, waxaana inta badan fariintu ka timaadaa magcaaba madaxweynaha dalka Xasan Culusoow oo ah nin ay qabyaaladi madax martay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*