26th July 2024  admin  Category :

Laascaanood: Shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka oo furmay, wareysi

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ka furmay shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka ee deeggaanka, kuwaasi oo go’aanno ka soo saari doono xiriirka Laascaanood iyo Somaliland.

Ujeedka shirkan isha lagu wada hayo, iyo waxa la filayo in laga soo saaro ayuu wariyaha VOA ee Laascaanood, Cabdikariim Olol, ka wareystay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee shirkan ka qeybgalaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*