8th May 2024  admin  Category :

Raysal Wasaaraha Somaliya, Hamza Abdi Barre iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa galabta gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Ethiopia, oo ay kaga qaybgali doonaan shirka caalamiga ee Madasha Tana oo looga hadlayo Amniga Qaaradda Afrika.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*