10th May 2024  admin  Category :

Hadalkii hambalyada, dhiirigelinta iyo dardaaranka isugu jiray ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre caawa u jeediyay dhallinyarada cayaartooyda Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano oo uu kula kulmay magaalada Addis Ababa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*