26th April 2024  admin  Category :

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Culimada Soomaaliyeed.

Inta uu socday kulanka waxaa talooyin waxtar leh looga dhageystay culimada Soomaaliyee

Wasiirka ayaa ka codsaday Culimada Soomaaliyeed in ay si dhow ula shaqeeyaan si loo gaaro yoolka bulshadeena, iyadoo sare loo qaadayo Barashada Diinta Islaamka iyo Fidinteedaba.

Qeybaha kala duwan ee Culimada Soomaaliyeed ayaa balanqaaday in ay si dhow ula shaqeyn doonaan Wasaaradda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*