26th July 2024  admin  Category :

Waxaa inta badan dhulka Soomaalida la saadaalinayaa ineey ka da’i doonaan roobab haddii illaahay uu idmo. Roobabkan ayaa la fillayaa ineey billaaban doonaan uggu horreen maalinta Arbacada bishuna ay tahay Feberaayo kowdeeda, waxeeyna socon doonaan illaa iyo maalinta Axadda. Roobabkan ayaa la fillayaa ineey ka da’aan inta badan gobolada dalka haddii illaahay uu idmo. Dadkana waxaa ay tahay ineey sii wadaan baryada illaahay si raxmadiisa ay u hellaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*