26th July 2024  admin  Category :

Roobab ka curtay xeebaha gobolka Sanaag iyo Hayland

Roobabkan ayaa xogoodu ka bilaabmeen Xeebaha Dur-duri,  Cadcado iyo Buuralayda Calmadow Ee Degmooyinka Laasqoray iyo Celaayo oo u badan badda iyo Buuraha intaba Xili ay aad u yarayeen roobabka Dayrtu ‘kulayl iyo dhaxana ay jirtey Meelaha roobsaday.

Degaanka Cowsane iyo Af-Urur ayaa waxaa laga dareemayey neecowda iyo saxansaxada roob ka oo markii dame u sii biya shubtay degaanada Durdur iyo Jiifis.

Sidoo kale Roobabkan ayaa galabta biyo dhigay Deganada karkaarka Bari Ee Degmada Buraan Ee Qadqatiin, Gerigey , Dhagxanyo Cad , Jiifis iyo Meelo kale oo ka mida dhul-daaqsimeedka ay deganyihiin Reer Guraaga ku xeeran Magaalada Buraan Ee G/Haylnd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*