26th July 2024  admin  Category :

Ha’yadda Sirdoonka aduunka ugu weyn ee CIA, ayaa xaqiijisay in dilkii weriyhii Sacuudiga  Jamaal Kaashugj  uu si toos ah uga dambeeyey dhaxal sugaha dalka Sacuudi Careebiya  Maxamed Bin Salmaan. Kooxda Villa Soomali oo horay u rumaysan wayday  baaritaan ay Turkigu  sameeyeen, oo si indho la’aan ah u taageeray Qoyska reer Ala Sacuud ayaa maanta qoraal afka Ingiriisiga ku qoran waxay ku sheegeen  “Soomaaliya waxa ay u aragtaa tallaabo hore loo qaaday in la helo xaqiiqda dhabta ah ee ka dambeysa dilka Jamal Khashoggi.” Waa mar ay Xeero iyo fandhaal kala dhaceen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*