13th August 2022  admin  Category :

Mid ka mid asxaabtii  aadka ugu dhowaa madaxweyne Farmaajo  oo lagu magcaabo  Faarax Macalin Daware, horayna u ahaan jiray Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya  ayaa hadda yidhi sidan ” meeshii aad Libaax ka sugaysay haduu jiir kaaga soo baxo soo mishkilo maaha?”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*