27th July 2024  admin  Category :

Banaabixii aan saaka soo gelinay wuxuu ahaa Damala xagare   ee Hoos ka daawi kii maanta ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag

Shabaab kalkaale dooni mayno

Sheydaan hubeeye dooni maynoSomali diidka doonimayno

Sanduuqyadooda dooni mayno

Saaqidiinteey duufsadeen  ( Marrabida) dooni mayno

Suntay sidaana dooni mayno

Somali qaybsan dooni mayno

Shabaab kalkaale dooni mayno

Sheydaan hubeeye dooni matno

 

Sawirka Siciid Uurcad.

 

Sawirka Siciid Uurcad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*