26th July 2024  admin  Category :

Qoyska Farmaajo oo Baxnaano u soo diray Awrbogays iyo Widhwidh.

Deeqihii caalamku siin jiray Soomaaliya ee hadda loo bixiyey baxnaano, garbaka Xaaska madaxweynaha Soomaaliya Saynab Macalin ayaa maanta sida ay sheegtay soo gaarsiiyey deeq dawooyin ah magalooyinka Awrbogays ee gobolka Sool iyo Widhwidh, gobolka Togdheer.

Sida aad ku argataan Qoraalka hoose ee xaaska madaxweynaha Soomaliya qortay waxay leedahay ” Waxaan maanta ku wareejiyey “ ma sheegin cidda ay wakiil uga tahay oo deeqdan ay ka soo qaaday . Deeqihii Caalamka ku bixin jiray magaca Soomaalida sidan ayeey ku danbeeyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*