28th March 2023  admin  Category :

Shacabka Puntland ee degan magaaladda Boosaaso ayaa ka hadlay dareenka ay ka qabaan khilaafka hareeyay barlamaanka federaalka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah shacabku waxay soo jeediyeen in aan waqtiga loo baahnayn khilaaf iyo is-qabqabsi dhexmara barlaanka dhexdiisa iyo xukuumadda federaalka, waxayna soo jeediyeen inuu tanaasula guddoomiyaha Barlamaanka Porf Jawaari

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*