19th May 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada.

Raiisul Wasaaraha, ayaa qeybaha uu maanta qaabillay waxaa ka mid culamaa’udiinka Soomaaliyeed, oo uu ka dhagreystay tallooyin kooda wax ku oolka ah ee ku wajahan Xukuumadda

Ra’iisul Wasaare Xamse,ayaa sheegay in si uu u soo dhiso Xukuumad tayo leh, isuna dheelli tiran, ay lagama maarmaan u noqotay in waqti ku filan uu geliyo la tashiyada uu la sameynaayo qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada iyo siyaasiyiinta dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*